Dagaalka kasocda gobolka Tigray ee Itoobiya oo ay suuragal
Qaxooti Itoobiyaan ah oo ka soo cararay dagaalka kasocda gobolka Tigray, waxy ay sugayaan kaalmo loogu fidinayo xerada Um Rakuba oo dhacda bariga Sudan-goblka Gedaref November 16, 2020. - Sudan waa mid amid ah dalalka ugh saboolsan adduunka, (Sawirka Ebrahim HAMID / AFP)
Dagaalka u dhexeeya ciidanka Itoobiya iyo jabhadda xoreynta shacabka Tigray waxa uu u muuqdaa mid siisoconaya, ciidanka dowladdu waxa uu sheeganayaa in uu horumar weyn ka sameeyey dagaalka islamarkaana…