Muxuu yahay Ajandaha shirka labada mar baaqaday ee gollaha
Shirka gollaha wasiiradda Soomaaliya oo uu shirgudoomiyay Ra'iiul wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya ayaa dib u dhigay shir aan caadi ahayn oo la filayay in ay Maanta yeeshaan, kaasoo oo ajandihiisu ahaa in go’aanno looga soo saaro xiisadda diblomaasiyadeed ee Soomaaliye iyo Kenya.
Wasiiradda ayaa sidoo kale lagu wadey in ay soo saaraan go’aan ka dhan ah Jubbaland oo khilaaf xoog leh kala dhaxeeya dowladda Faderaalka Soomaaliya, waxaana…