Nin ku nasiibsaday Baasweerka Twitter-ka Trump oo Su’aalo la
Booliiska Netherland (Holland) ayaa su’aalo weydiinayay Victor Gevers oo ah Cilmi baare dhanka ammaanka Internet-ka oo sheegay in uu ku guuleystay gelidda Barta Twitter-ka Madaxwyenaha Mareykanka Donald Trump.
Victor ayaa sheegay in uu tijaabiyay oo uu ku nasiibsaday lambarka sirta ah ee Cinwaanka Twitter-ka Hogaamiyaha Mareykanka Donald Trump balse ay u suuragashay in uu u furmo, sidaas uu gudaha ugu sii galay.
Sheekadaan oo dhacday 22-kii Oktoobar 2020, waxaa loo arkaa in…