‘Run ma ahan’:Muslim Pro oo Iska diiday iney ka iibiyaan xogta isticmaalayaasha millatariga Mareykanka
Barnaamij caan ku ah salaada Muslim pro ee islaamka iyo quraanka ayaa meesha ka saaray warbixin sheegaysa inay iibiiyaan xogta gaarka ah ee isticmaaleyaashooda oo ay ka ibiyaan dalaaliin ka dibna ay ku wareejiyaan militariga Mareykanka.“Warbixinnada warbaahineed ayaa lagu faafiyey in shirkadda Muslim Pro ay ka iibineysay militariga Mareykanka xogta shaqsiyadeed ee dadka isticmaala appkooda. Tani mid aan sax ahayn oo aan run ahayn, ”ayay soosaarayaasha barnaamijkan caanka ah ku sheegeen bayaan ay soo dhigeen boggooda!--more-->…