Kooxaha Xaqiijistay U Soo Bixitaankooda Wareega 16ka
Advertisements Sideed kulan ayaa la ciyaaray caawa wareega group-yada Champions League habeenkii labaad iyadoo natiijooyin xiiso leh ay ka soo baxeen, Real Madrid oo 2-0 ku dubatay Inter Milan iyo Atalanta oo ka aargoosatay Liverpool islamarkaana ku garaacday Anfiedl.Laakiin waa kuwee kooxaha ilaa iyo haatan xaqiijistay u soo bixitaankooda wareega 16ka Champions League:Caawa labo kooxood ayaa ku biiray afartii kooxood ee xalay u soo baxday wareega 16ka waxayna kala yihiin Manchester City iyo Bayern Munich.Advertisements Man…