Liverpool waxaa badisay Diogo Jota
Liverpool ayaa talaabo u qaaday u soo bixitaanka Champions League xilli ciyaareedka dambe ka dib markii ay 1-0 kaga badiyeen kooxda martida loo ahaa ee Wolves.Xiddigii hore ee kooxda Wolves ee Diogo Jota ayaa guul ku hogaamiyay kooxda Liverpool isaga oo dhaliyay hal gool. Reds ayaa haatan ku jirta kaalinta 6-aad ee kala saraynta horyaalka iyaga oo 5 dhibcood ka dambeeya kooxda chelsea halka ay Everton kaga horayso farqiga goolasha.Liverpool ayaa Wolves u dirtay qaybtii nasashada iyada oo shabaq nadiif ah ka heshay…