Baarlamaanka Puntland State oo xasaanadii Xildhibaannimo ka qaaday
Baarlamanka Dowlad-goboleedka Puntland ayaa saaka kulan ay ku yeesheen xaruntooda Garowe waxa ay ku sheegeen in ay xasaanada kala laabtay tiro 8 Xildhibaan ah oo lagu soo eedeeyay falal ka dhan ah jebinta xeer hoosaadka Anshaxa gollaha wakiiladda maamulkaasi.
35 Mudane ayaa gacanta u taagay in xilka laga xayuubiyo oo kalsoonida lagala noqdo,saddex Mudane ayaa diiday hal Xildhibaana wuu ka aamusay shaqo ka ceyrinta Xildhibaanadaas oo magacyadoodu kala yihiin:-
1.Xildhinaan…