Deni ma uga daray Muranka ka taagan lacagta mise wuu u
Hogaamiyaha DG Puntland ayaa xalay soosaaray amar dhaqangalaya isla maanta oo ah 1da Deseembar 2020, kaas oo ku saabsan in Canshuurta maamulkaas lagu qaado Doollar, halka horay Ganacsatada ay u bixin jireen Shillin Soomaali, maadama Jah-wareer uu ka dhashay sarifka & isticmaalka lacagta.
Ganacsatada waaweyn ayaa diidan qaadashada kunka shillin Soomaaliga, halka kuwa yar yar kasoo ay kasoo horjeedaan lacagta Doollar, sabab la xiriirta welwel ay ku muujinayaan isbadalka…