Joe Biden oo dib u eegis ku sameynaya Ciidanka
Christopher Maier oo ah ku simaha kaaliyaha xoghayaha difaaca ee howlgallada gaarka ah ee Mareykanka oo is barbardhig ku sameeyay tallaabada Madaxweynihii 45-aad ee Mareykanka Donald Trump uu isbadalka ciidan ugu sameeyay Dalal Soomaaliya ay kamid tahay & dib u eegista Joe Biden ee ka dhalatay tallaabooyinkaas.
Waxa uu ku tilmaamay go’aankii Trump ee ciidan saarista mid hoos u dhac weyn sababtay marka la eego la socodka Mareykanka Xaaladda Soomaaliya maadaama askarta ameerikaanka lagu hayo Dalalka deriska ee Kenya…