30ka Ciyaartoy Ee Champions League Goolashii Ugu Badnaa Ka
Goolasha tartanka Champions League laga dhaliyo uma fududa sida kuwa horyaallada oo kale, waxaana xiddigaha ay u suurtogasho inay shabaqa taabtaan ay u tahay qiimayn iyo sharaf gaar ah.Laba xiddig oo kaliya ayaa taariikhda Champions League dhaliyey 100 gool iyo ka badan, waana Cristiano Ronaldo oo ah ciyaartoygii abid ugu goolasha badnaa tartankan iyo Lionel Messi oo kusoo xiga.Laakiin labadooduba kuma jiraan kaalmaha ugu horreeya ee ciyaartoydii goolasha ugu badan waqtigii ugu yaraa kaga dhaliyey.Erling Haaland ayaa…