“Layaab Iguma Noqon Doonto Haddii Real Madrid Ay I Caydhiso”
Zinedine Zidane ayaa ka hadlay hadal-haynta suuqa ku jirta ee sheegaysa in ay Real Madrid ka caydhin doonto shaqada haddii ay kooxdiisu usoo bixi weydo wareegga 16ka tartanka Champions League.Los Blancos ayaa u baahan in habeen dambe ay Guul kasoo hoyso Borussia Monchengladbach si ay kaalinta koowaad ugaga soo baxdo Group B, laakiin haddii laga badiyo amaba ay barbarro gasho, waxay macasalaamayn toontaa tartanka, balse waa inay Inter Milan soo guuleysato.Tababare Zinedine Zidane ayaa la sheegay in shaqadiisu ku xidhan tahay…