“Ma ordi karo,” ayuu yiri Van Gaal
Shaw wuxuu ku riyaaqay intii ugu fiicneyd intii uu joogay Manchester United isagoo umuuqda inuu gebi ahaanba bedelay silica Louis van Gaal iyo Jose Mourinho.Tani waxay cadeyn u tahay guushii United ay ka gaartay Manchester City Axadii markii Shaw uu dhaliyay gool cajiib ah isla markaana uu qaatay ciyaaryahanka sanadka.Taageerayaasha United ayaa caadeystay inay arkaan Shaw oo ka imanaya garabka laakiin ma ahan wax aan caadi aheyn inay kubbadu gasho diilinta ganaaxa.Markii ugu dambaysay ee uu sidan sameeyo waxay ahayd kulankii…