Waa Maxay Sababta Rasmiga Ee Loo Baajiyay Kulankii PSG &
Ciyaaryahanadda labada kooxood ayaa garoonka isaga baxay intii ay socotay kulankii PSG iyo Istabul Basaksehir ka dib markii mid ka mid ah tababarayaasha kooxda martida aheyd uu cunsuriyeeyay garsooraha afaraad.Kulankaan waxaa dib loo ciyaari doonaa berri oo Arbaco ah.Caawiyaha tababaraha kooxda Basaksehir Pierre Achile Webo ayaa casaan toos ah la siiyay daqiiqadii 16aad, iyadoo ciyaartoyda iyo shaqaalaha kooxda Turkiga ay garoonka isaga baxeen ka dib daqiiqo oo ay wadahadal kula jireen garsooraha reer Romania Ovidiu…