Gareth Southgate Oo Magacaabay Xiddiga Aan England
Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa ka jawaabay su’aasha xiisaha badan ee ah ciyaaryahanka aan English-ka ahayn ee uu jeclaan lahaa inuu ku haysto kuna darsado xulka uu masuulka ka yahay.Southgate ayaa ciyaaryahankaasi u doortay mashiinka khadka dhexe ee kooxda Manchester City ee Kevin De Bruyne isaga oo ku sifeeyay mid wanaagsan.Southgate ayaa ku faa’iday horumarka ay Man City samaysay xilli ciyaareedkan isaga oo dib ugu wacay daafaca dhexe ee John Stones kaas oo si cajiib ah waayihiisa ciyaareed dib…