Jurgen Klopp ayaa ugu yeeray Thiago “qashin”
Jurgen Klopp ayaa ku tilmaamay eedeymaha loo soo jeediyay kubadsameeyaha kooxda Thiago Alcantara inay yihiin "qashin" isagoo qaar ka mid ah ku eedeeyay inay sabab u tahay hoos u dhaca kooxda.Thiago ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah kulankii ay Liverpool 2-0 kaga badisay RB Leipzig wareega labaad ee 16 jirkooda Budapest, halkaasoo ay Reds ku badisay 4-0 guud ahaan.Reds ayaa laga badiyay lix ka mid ah sideedii kulan ee ugu danbeysay tartamada oo dhan, waxaana ay badisay kaliya lix jeer tan iyo markii ciyaaryahanka…