Maxaa sababay in guddoomiye-kuxigeenka Amniga gobolka Banaadir ku kaco
Sida uu bartiisa Facebook ku shaaciyey guddoomiye ku xigeenka siyaasadda iyo Amniga gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere (Cali yare) 31-January-2021 gobolka Banaadir ayaa Shaqaaleeyey 23 Qof oo sida guddoomiye-kuxigeenku sheegay gobolka u qaatay La taliyeyaal, Madax-qeybeedyo, Agaasimeyaal, Amniga degmooyinka iyo qaybo kale.
Cali yare guddoomiye ku xigeenka siyaasadda iyo Amniga gobolka Banaadir ayaa ugu hambalyeeyey fursadda uu sheegay in gobolku siiyey shaqaalaha cusub haddaba sidee u dhacday in gobolka Banaadir ku…