Isbaheysiga Carbeed oo burburiyey labo doomood oo
Isbaheysiga Carbeed ee dagaalka kawada Yemen ayaa shaaca ka dhigay in uu gacanta ku dhigay isla markaana burburiyey doonyo sidday walxo qarxa, sidda ay ku warantay saxaafada maxaliga ah ee dalka Sucuudiga.
Turki al-Maliki, afhayeenka xulafada oo u waramay wardiyeenka, ayaa Khamiista maanta ah wuxuu ka dhawaajiyey in doonyahaas ay lahaayeen faalada la sheegay in ay Iiraan taageerto ee Xuutiyiinta.
“Doonyahan waxay khatar ku ahaayeen ammaanka gobolka iyo caalamka, marinka badeeda…