Bayern Munich Oo U Diiday Robert Lewandowski Inuu
England ma wajihi doonto Robert Lewandowski marka ay la ciyaarayaan Poland kulan ka tirsan isreebreebka Koobka Adduunka 11 maalmood ka dib halka xulka Austria uu isna ka maqnaan doono David Alaba kulanka ay la dheelayaan Scotland.Kulamada isreebreebka Koobka Adduunka ayaa bilaabanaya isbuuca danbe iyadoo waqti adag ay ku tahay xulalka qaranka sababo la xiriira Korona Fayras oo xadiday safaradii la isku booqan jiray.Kooxda Liverpool ayaa aheyd kooxdii ugu horeysay ee sheegta inay ka mamnuuci doonto ciyaartoydeeda inay u…