PSG ayaa magdhow siisa tababaraha
Paris Saint-Germain ayaa Thomas 5.4 milyan oo magdhow ah siisay tababarihii shaqada laga cayriyay ee Thomas Tuchel kaas oo lala xiriirinayay in uu ka tagayo kooxda.Sida laga soo xigtay suxufiga caanka ah looga cabsaday xogta suuqa iyo sirta ciyaaraha Fabrizio Romano, PSG markii uu helay badalka Tuchel, tababaraha ayaa heshiis la gaadhay isbadalka.Weriyaha ayaa sheegaya in Pochettino iyo PSG ay heshiis gaareen, laacibka reer Argentina ayaa saxiixay heshiis aan la shaacin oo uu ku noqonayo tababaraha cusub ee PSG.Heshiiska…