Kante & Pogba ayaa ah kuwa kaliya ee haray – Akhriso
Haddii Paul Pogba uu ka tago Manchester United bisha soo socota ama dhamaadka xilli ciyaareedka, kooxda ayaa isla markiiba heli doonta bedelkiisa.Manchester United ayaa kula soo saxiixan doonta canugga reer Ecuador Moises Caicedo lacag dhan 4.5 milyan oo gaduud waxayna garaaci doontaa kooxaha ka soo horjeeda ee RB Leipzig iyo AC Milan.19-jirka Moises Caicedo ayaa lagu tilmaamay inuu yahay xidig qadka dhexe kaamil ah ciyaar iyo difaac labadaba, waxaana xusid mudan Pogba iyo Kante, iyadoo qaarkood ay ku tilmaameen inuu yahay…