Maxaa ku jira bogagga hore ee wargeysyada?
Cristiano Ronaldo ayaa lagu eedeeyay inuu khiyaanay saaxiibadiisa kooxda Juventus, sida ay qortay warbaahinta talyaaniga ka dib markii kooxda Serie A laga reebay Champions League.Kooxda Andre Pirlo ayaa laga soo reebay wareega 16-ka ee FC Porto xalay iyaga oo guul 3/2 ah ka gaadhay Turin laakiin waxa bar-baro goolal la, aan ah la gashay kooxda martida ahayd markii ay ciyaartu ku dhamaatay 4-4.Ronaldo, oo kormeeray laadka xorta ah ee Porto uu ka helay Sergio Oliveira waqtigii dheeriga ahaa ee lagu daray, ayaa lagu eedeeyay…