Maxamuud Sayid Aadan: “Ceelwaaq ayaa la dhigaa
Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee DG Jubbaland oo guddoomay taageerada lacageed ee dhan $4 Milyan oo Qaramada Midoobay ay ugu talagashay in loogu gurmado dadka abaartu ku saameysay Gobolka Gedo ayaa faah-faahiyay qaabka shacabka loo gaarsiinayo.
Sayid aadan ayaa intaas raaciyay in waqti ku habboon gurmadda loo gacan-geliyay lacagta Xafiisyada kala duwan ee Qaramada Midoobay u qorsheeyeen in gargaar loogu badalo qoysaska dhibaatooyinka nololeed ku heysata Gedo & Jubada Hoose.
Abaarta, Ayaxa & xayiraadda Covid-19…