Ethiopia getting ready to civil conflict

Prime Minister Abiy Ahmed has introduced an offensive by federal troops towards provincial authorities in Tigray, 700 kilometers north of the capital Addis Ababa. The escalation had been occurring for a number of weeks now with the area threatening to face out. Since that evening, the combating has taken place within the province, however solely somewhat data is filtered out as a result of lower of all…

Muxuu salka ku yahaa socdaalka Sheekh Shariif markii 2 aad

Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya sidoo kalana ah hoggaamiyaha madasha Xisbiyada. Madaxweynihii hore ee Somaliya Shariif Sheekh Axmed & Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa smaanta dib ugu laabtay Magaalada Jowhar oo ay ka socoto ololaha doorashadda Hogaamiyaha maamulka Hirshabeelle ee Afarta sano ee soo socota. Wafdiga Sheekh Shariif oo lagu soo dhaweeyay Caasimadda Hirshabeelle ayaa ka ambabaxeen Magaalada Muqdisho, kadib markii maalmo un ay mooganayeen…

the widow of President Habyarimana heard of French justice

Agathe Habyarimana, the widow of the former Rwandan president suspected of involvement in the 1994 genocide, was heard by French justice on Tuesday (November 3rd). An extremely rare hearing in the context of the investigation into the role that former gendarme Paul Barrilà played in the massacres. It had been years since we had…

Golaha wakiiladda Hirshabeelle oo Jowhar ku doortay gudoonka

Xildhibaanada Baarlamaanka 2aad ee Maamulka Hirshabelle, ayaa maanta gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle u doortay Xildhibaan Cabdixakin Luqmaan Xaaji Maxamed oo helay codad gaaraya 77 Cod, halka musharax la tartamay ee Goodir uu isla helay Codad gaaraya 21, waxaa xumaaday hal Cod. Guddoomiyaha KMG ah ee Baarlamaanka Hirshabeelle  ayaa ku dhawaaqay in Cabdixakin Luqmaan uu ku guuleystay Doorashada, isla markaana uu noqon doono Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle.…

Manchester United Oo La Saadaaliyey Kaalinta Niyad-jabka Leh

Paul Ince ayaa saadaaliyey in Manchester United ay soo geli doonto kaalinta lixaad ee kala-sarraynta horyaalka Premier League ee xili ciyaareedkan, kaddib natiijooyinkii ay ka keentay lixdii ciyaarood ee ugu horreeyey.Red Devils oo Axaddii guul-darro 1-0 ah ay Arsenal ugu xambaarisay garoonkeeda Old Trafford ayaa waxay ku jirtaa kaalinta 15aad ee horyaalka.Lixda ciyaarood ee illaa hadda ayey ka heshay toddoba dhibcood oo kaliya, waxaana hadda shaqadiisu halis ku jirtaa Ole Gunnar Solskjaer oo ay kooxdu ka fiirsanayso…

The 13 Drinks To Sip On For A Longer Life, Say Docs

In historical China, emperors eagerly sought out a magical drink that might grant them everlasting youth—and alchemists continued trying to concoct this supposed miracle remedy, generally generally known as the "Elixir of Lengthy Life," nicely into the nineteenth century. Sadly, it appears that evidently nobody has fairly found out a recipe for this fabled potion that actually does provide immortality. The excellent news? Docs say there are many drinks to sip on for longer life. Inevitably, while you meet a centenarian—or…

21 Finest Meals to Eat When You are Confused, In accordance with Dietitians

A staggering (however unsurprising) 83 p.c of adults reported experiencing average to excessive ranges of stress previously yr, in keeping with the American Psychological Affiliation. When you resonate with these numbers, as nearly all of us do, you will be relieved to know {that a} easy answer lies in your kitchen. Whereas many people attain for a bag of potato chips or a sweet bar to beat the blues, salt- and sugar-ridden meals will probably do our our bodies extra hurt than good. That will help you nix stress, we have…

Rio Ferdinand Oo Magacaabay Xiddig Liverpool Ah Oo Laga

Halyeygii Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa rumaysan in Roberto Firmino uu dhibaato ku geli doono Anfield, isla markaana booskiisii lagu qabsaday oo uu halis ugu jiro in Diogo Jota oo saddexlay ka dhaliyey Atalanta ciyaartii Champions League ee xalay ay 5-0 ku garaaceen.Laacibka saxeexa cusub u ah Liverpool ee ay Wolves kala soo wareegeen xagaagii ee Digo Jota ayaa saddex gool u saxeexay Liverpool xalay, waxaana labada  kale ku daray Sadio Mane iyo Mohamed Salah.Firmino ayaa dhinaca kale kaydka ku jiray iyadoo horena…