Xiddiga Liverpool ayaa soo laabtay ka hor ciyaarta
Liverpool ayaa soo dhaweyn doonta Naby Keita kulanka caawa ay Anfield kula ciyaari doonaan kooxda hogaanka u heysa Premier League ee Tottenham.Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Guinea ayaa seegay kulankii ay kooxdiisu barbaraha la gashay Fulham ciyaartii Champions League ee isbuucii hore ay la ciyaareen FC Midtjylland, halkaasoo Klopp uusan dooran inuu halis galiyo ciyaartoydiisa.“Naby wuu awoodaa,” Klopp ayaa yiri markii la weydiiyay hadii mid ka mid ah ciyaartoydiisa dhaawacan uu ku laaban doono Spurs.“Naby wuxuu ka qeyb…