Maxaa ka jira in ciidamo ku hareeraysanyihiin guryaha ay
Sida ay xaqiijiyeen goobjoogayaal Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda iyo gaadiid dagaal ayaa lagu arkay xaafado ka tirsan Buulo Xuubey ee degmada Wadajir ah, halkaasoo ay degan yihiin inta badan Musharaxiinta Hogaamiyaha Soomaaliya ee 2021.
Goobaha Ciidamada ku sugan yihiin ayaa waxaa ka mid ah Laami yaraha Zoobe, Isgoyska Ceel Qalaw, Macruuf, agagaarka Somalia Airline iyo jidcayaasha waxa ayn ciidamadaani diidayaan in ay galaan guryaha ay daganyihiin Siyaasiyiinta mucaaradka ah.…