John Terry wuxuu noqdaa ardayga Pep Guardiola
Daafacii hore ee Chelsea iyo England John Terry ayaa isku dayaya inuu wax ka barto tababaraha reer Spain Pep Guardiola wuxuuna doonayaa inuu qaato falsafadiisa.John Terry, oo ah kaaliyaha haatan ee Ason Villa, ayaa soo dhigay sawirka Pep Guardiola sida uu tilmaamayo.Ciyaaryahankii hore ee England, oo lasoo shaqeeyay tababarayaal badan intii uu garoonka ku jiray, wuxuu uruurinayaa koorsooyin tababar oo muhiim ah isagoo isku diyaarinaya inuu qaato masuuliyad buuxda oo uu noqdo tababare waqti buuxa ah.Qoraal uu soo dhigay…