Waa Kuwee Weeraryahannadii Ugu Adkaa Ee Aad Garoomada Ku

Kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos iyo difaaca Liveprool ee Virgil van Dijk ayaa shaaciyey xiddigihii ugu adkaa ee ay garoomada ku waajaheen intii ay ku jireen xirfadda kubadda cagta.Labadan ciyaartoy oo lagu tiriyo inay ka mid yihiin difaacyahannada ugu wanaagsan kubadda cagta ayaa waxa mid walba la su’aalay inuu taageereyaasha la wadaago magaca laacibkii uu qabashadiisa ku dhibaatooday ee ugu adkaa.Van Dijk oo ay da’diisu tahay 29 jir, waxa uu sannadkii 2019 ka hor tegay Lionel Messi oo ay ku kulmeen tartanka Champions…

Al-Shabaab commander, 6 militants killed in Somalia

MOGADISHU, Somalia - A senior Al-Shabaab commander who has been on the radar for a couple of years was killed over the weekend in Center Jubba, in one more dramatic efficiency exhibiting the flexibility of the Somali Nationwide Military. to sort out uncertainty lengthy after the AU forces' departure from the nation. Beneath the Somali transition plan , over 22,000 AMISOM troops are scheduled to withdraw from Somalia by the tip of 2022, a transfer that enables the SNA to take management of many safety obligations.…

Japan oo sanad u kordhisay Ciidameeda jooga Xeebaha

Sida ay Daabacday Wakaaladda Wararka Japan, muddo sanad ah ayaa loo cusbooneysiiyay Ciidamada badda dalkaas ee jooga Xeebaha Soomaaliya si ay ula dagaalamaan kooxaha burcad badeeda ah. Sanad kordhintaan ayaa dhacday maanta oo Talaado ah, kadib markii howlgalka la dagaalanka Burcad Badeeda Japan la gaarsiisay Warqad kasoo baxday Golaha Wasiirada oo loo ogolaaday in sanad kale ay sii joogaan biyaha Caalamiga & Xeebaha Soomaaliya. Wakaaladda Wararka u faafisa Japan ee loosoo…

Trump is firing Secretary of Protection amid plans to withdraw troops

WASHINGTON - The outgoing US President Donald Trump has fired his protection minister Mark Esper simply days after experiences of plans to withdraw troops from Somalia, and with simply over two months earlier than leaving workplace after dropping the November 3 election. 2020 to Democratic Social gathering flag bearer Joe Biden. In a tweet Monday night time, Trump relieved Esper, who has been on the helm for therefore many months and who was entrusted with efforts to withdraw US troops from a number of components of…

Manchester United Oo Doonaya In SADDEX Ciyaartoygeeda Ka

Manchester United ayaa la sheegay inay danaynayso in saddex ka mid ah ciyaartoygeedu ay ka baxaan Old Trafford marka la gaadho suuqa jiilaaka ee bisha January.Laacibiintan ayuu warku sheegay in loo dirayo kooxo kale oo ay kusoo qaadan doonaan waqtiyo amaah ah, si ay usoo helaan khibrad iyo waqti ciyaareed oo kobciya tayadooda iyo aqoontooda ciyaareed.Labada ciyaartoy ee khadka dhexe ee da’yarta ah ee Ethan Galbraith iyo Arnau Puigmall iyo difaaca Ethan Laird ayay Red Devils qorshaynaysaa inay bisha January ku bixiso…

UK oo taageereysa howlgal dib loogu furayo wadada isku xirta

Magaalada Baydhabo waxaa kulan looga hadlay Ammaanka Deegaannada DG Koofur Galbeed ku yeeshay Saraakiil ka kala socotay qaybta 60-aad ee CXDS, Daraawiishta, Wasiirada Amniga & Arrimaha Gudaha, waxaana taageeraya Safaaradda Ingiriiska ee Soomaaliya. Saraakiisha kulanka ka qaybgashay ayaa soo jeedisay qorshaha Ciidan ee lagu qaadi karo go’doonka Degmooyinka ay ku jiraan iyo isu socodka waddooyinka ee u go’ay qaraxyada & weerarada Al-Shabaab. Wasiirka Arrimaha Gudaha DG…

Jose Mourinho Oo Magacaabay LIXDA Kooxood Ee Koobka

Tababaraha Tottenham ee Jose Mourinho ayaa magacaabay lixda kooxood ee hanashada koobka horyaalka Premier League ku tartamaya xili ciyaareedkan, xilli ay kooxdiisu kaalmaha sare cidhiidhsatay.Macallinka reer Portugal oo warbaahinta la hadlay xilli natiijooyin qaarkood layaab lahaayeen kasoo baxeen kulamadii ugu dambeeyey ee horyaalka, isla markaana hoggaanka lagala wareegay Liverpool oo ay kaalinta saddexaad u dhacday, sidoo kalena ay Man City iyo Man United meelo hoose ku jiraan.Saadaasha horyaalka Premier League ayaa…

Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo maanta dhageysanaya Khudbadaha

Maanta oo Talaado ah kuna beegan 10-ka November 2020 waxaa Magaalada Jowhar lagu dhageysanayaa khudbadaha 4-musharax oo isu diiwaangelisay doorashada Hogaamiyaha & ku xigeenka DG Hir-Shabeelle. Xubnaha Guddiga Doorashada ayaa guddonsiiyay shahoodooyinka aqoonsiga si ay u hortagaan Baarlamaanka labaad ee bixinaya codka lagu kala reebayo 4-ta Musharax si berri oo Arbaco ah kuna beegan 11-ka November 2020 uu maamulkaas u yeesho Hogaamiye & ku xigeenkiisa. Magacyada xubnaha…

DG Jubbaland oo dad u xirtay Bam Gacmeed lagu tuuray hoyga

Aargada Magaalada Kismaayo Inta la xaqiijiyay saddex ruux ayaa dhaawac soo gaaray kadib markii Bam gacmeed lagu tuuray hoyga Kismaayo uu ka degan yahay Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka DG Jubbaland Cabdi Baaley. Dadka dhaawacmay ayaa katirsan ehelka Guddoomiyaha, waxaana la sheegay in xiliga uu weerarka uu dhacayay in uusan ku sugneen hoygiisa, balse qaraxa kadib goobta ay tageen ciidamada ammaanka. Sida caadada ah, Askarta ammaanka DG Jubbaland ayaa ku dhaqaaqday baaris ay…

Kumaan Ahay? Waxaan Ku Dhashay Italy, Waxaan U Dhashay

Wuxuu ku dhashay dalka Talyaaniga, wuxuu u dhashay dalka Brazil oo u aabihiis Koobka Adduunka la qaaday sannadkii 1994, wuxuu haatan u dheelaa xulka Spain, aabihiis, hooyadiis iyo walaalkiis intuba waa ciyaartooy.Haddii aad garatay ciyaaryahanka waa xiddiga khadka dhexe ee Liverpool Thiago Alcantra.Madaama aabihiis uu ciyaartoy ahaa islamarkaana uu wadamo badan ka soo ciyaaray, Thiago wuxuu ku dhashay magaalada San Peitro Vernotico ee dalka Talyaaniga. Laakiin wuxuu waayihiisa ciyaareed ka bilaabay magaalada Rio ee dalka…