Arsenal vs Tottenham – Arteta
Kulankii 168aad ee North London Derby wuxuu ka dhici doonaa garoonka Emirates Stadium marka ay Arsenal martigeliso deriskeeda Tottenham iyo in ka badan ayaa miiska u saaran.
Tottenham ayaa badisay kulankeedii gurigooda bishii Diseembar 2-0 waxaana goolasha u kala dhaliyay Heung-Min Son iyo Harry Kane, marka ma kooxda Arteta ayaa aar gudan doonta caawa?
Arsenal ayaan looga badinin garoonkeeda kooxda Tottenham kulan ka tirsan Premier League tan iyo 2010
SHAXDA RASMIGA
Tababare Mikel Arteta ayaa isbadal ku sameeyay…