Manchester United ayaa sharad ku galaysa xiisad
Manchester United ayaa kulan la yeelatay kooxdeeda cusub ee farsamada iyo maamulka waxayna la fadhiisan doontaa tababare Ole Gunnar Solskjær si ay ugala hadasho ciyaartoyda cusub ee uu doonayo inuu la soo wareego.United ayaa ugu danbeyn heshay koox maamul cusub ka dib isbuucii hore isbadaladii lagu sameeyay qaab dhismeedka maamulka, iyadoo John Murtough loo magacaabay agaasimaha kubada cagta iyo xiddigii hore ee Darren Fletcher oo loo magacaabay tababaraha cusub ee farsamada Manchester United. Marka hore, kooxdu waxay…