Magaalada Muqdisho gaar ahaan Hotelka Decale oo ku yaalla Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde waxaa kulan uga furmauy Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya, kulankaas oo looga hadlayo Arrimo dhawr ah oo horyaalla xukumadda Raysul wasaare Rooble.
Kulanka oo uu shir guddoominayo Raysul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa looga hadlayaa Arrimo ay ka mid yihiin, Doorashooyinka, Amniga, Kordhinta Dhaqaalaha, Daynta cafinta, horumarinta bulshada, Caddaaladda iyo…