Bangladesh:- Dab xoog leh oo ka kacay xero ay
Dab aad u baaxad weyn ayaa qabsaday xero qaxooti oo ay daganyihiin qaxootiga Rohingya oo ku taal koonfurta Bangladesh, sida ay sheegeen saraakiil iyo goobjoogayaal, waxaana ku gubtay boqolaal kontomeeyo ah.
Fiidiyowyo la soo dhigay baraha bulshada Isniintii ayaa muujinayay uuro iyo qiiq ka baxaya Balukhali Camp 1 oo ku yaal Cox’s Bazar.
“Waxaan helnay warbixintii dabka waana ka jawaabnay dhacdada. Waxaan isku dayeynaa inaan xakameyno dabka, ”Mohammad Shamsud Douza, oo ah sarkaal ka tirsan guddiga gargaarka iyo dib u…