Maxaa Dhexmaray Kylian Mbappe Iyo Anthony Martial
Anthony Martial iyo Kylian Mbappe ayaa wadaagay xaalad wajigabax ah markii weeraryahanka Manchester United uu diiday inuu salaamo saaxiibkiisa xulka Faransiiska.Xulka difaacanaya Koobka Adduunka ee France ayaa barbaro ku bilowday isreebreebka markii ay barbaro 1-1 ah la galeen xulka Ukriane isbuucii hore.Inkastoo ay dhibco dhumiyeen kulankoodii ugu horeeyay hadana tababare Didier Deschamps ayaa go’aansaday inuu kulankii salay ee Kazakhstan inuu kursiga keydka geliyo xiddigihiisa Kylian Mbappe.Bedelkiisa waxaa weerarka lagu…