“Penaldo Iyo Penandes” – Xiddigii Hore Ee
Kulankii ay Portugal barbaraha 2-2 la gashay xulka Serbia wixii ugu weynaa ee laga qoray waxay aheyd goolkii saxda ahaa ee laga diiday Cristiano Ronaldo dhamaadkii ciyaarta iyo sida uu uga jawaab celiyay.Si kastaba, daaficii hore ee Liverpool Jose Enrique ayaa u muuqday mid dhan kale ka eegay ciyaarta isagoo soo bandhigay inuu weli jaceyl u hayo kooxdiisa hore ee Reds.Weeraryahanka Reds Diogo Jota ayuu ahaa midkii labada gool u dhaliyay Portugal isagoo ka soo kabsatay dhaawac jilibka ah uu la maqnaa dhowr bilood.Madaama…