Tababarihii Xulka Qaranka Argentina Oo Geeriyooday –

Tababarihii hore ee xulka qaranka Argentina ee Alejandro Sabella ayaa geeriyooday iyadoo ay da’diisu ahayd 66 jir. Sabella ayaa la dhigay qaybta xaaladda halista ah ee cusbitaalka maalin kaddib dhimashadii halyeyga reer Argentina ee Diego Mradona oo uu baroor-diiqdiisa ka qayb-qaatay. Alejandro Sabella oo ku dhashay magaalada Boenos Aires ee caasimadda Argentina ayaa qaranka waddankiisa hoggaaminayay intii u dhaxaysay 2011 illaa 2014kii oo uu keenay finalkii Koobka Adduunka ka hor intii aanu iscasilin dhamaadkii…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka RB Leipzig vs Manchester United

Manchester United ayaa kusoo gashay shax adag kulanka guul ama geeri ee ay ugu sugan tahay waddanka Jarmalka oo ay ugu tagtay RB Leipzig.Manchester United ayaa u baahan inay guul ka keento ciyaartan ay martida tahay si ay ugu gudbi karto wareegga 16ka, laakiin haddii laga badiyo, waxay gebi ahaanba macasalaamayn doontaa tartanka Champions League.Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaan shaxdiisa koowaad keenin laacibka reer France ee Paul Pogba oo bandhig fiican sameeyey ciyaartii West Ham, balse waxa safka hore kusoo laabtay…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Barcelona vs Juventus – Messi & Ronaldo

Cristiano Ronaldo ayaa kusoo bilowday ciyaarta ay kooxdiisu ku waajahayso Barcelona, waxaanay si fool ka fool ah iskaga hor imanayaan Lionel Messi oo kusii sugayay garoonka Camp Nou.Labadan xiddig oo ay u tahay markii ugu horreysay ee ay iska hor yimaaddaan tan iyo markii uu Ronaldo ka tegay Real Madrid ee uu u wareegay Juventus, ayaa waxa ay tababareyaasha labada kooxood kusoo wada bilaabeen safka hore.Kabtan Lionel Messi ayaa waxa uu afka hore ee kooxdiisa Barcelona kula soo bilowday Pedri iyo Griezmann, laakiin waxa…

“Layaab Iguma Noqon Doonto Haddii Real Madrid Ay I Caydhiso”

Zinedine Zidane ayaa ka hadlay hadal-haynta suuqa ku jirta ee sheegaysa in ay Real Madrid ka caydhin doonto shaqada haddii ay kooxdiisu usoo bixi weydo wareegga 16ka tartanka Champions League.Los Blancos ayaa u baahan in habeen dambe ay Guul kasoo hoyso Borussia Monchengladbach si ay kaalinta koowaad ugaga soo baxdo Group B, laakiin haddii laga badiyo amaba ay barbarro gasho, waxay macasalaamayn toontaa tartanka, balse waa inay Inter Milan soo guuleysato.Tababare Zinedine Zidane ayaa la sheegay in shaqadiisu ku xidhan tahay…

By no means eat meals with these phrases on the label, says the professional

Don't really feel silly for being tricked into pondering "well being meals" like yogurt and granola is nice for you. The meals labels misled you and recommended {that a} meals had contraception advantages, even when they have been stuffed with approach an excessive amount of sugar. These "well being halo" labels are ways designed to get you to purchase junk meals with out feeling unhealthy about it. Meals and Drug Administration (FDA) Always in search of methods to manage the claims meals producers make on their packaging,…

Diego Maradona Oo Lacag Loo Beddelay – Qof Kasta Ayaa Heli

Halyeygii reer Argentina ee Diego Maradona waxa uu meeqaamka ‘halyeyga’ ka gaadhay waddankiisa markii uu u qaaday Koobkii Adduunka ee 1986kii oo uu u dhaliyey goolashii ugu caansanaa taariikhda oo uu ka mid ahaa goolkii gacanta ee uu xulka qaranka England kaga reebay tartanka wareeggii siddeed-dhamaadka.Goolkaas oo loogu magac-daray ‘Hand of God’ iyo Goolkii Qarniga ee uu ciyaartoyda oo dhan lasoo dhaafay kubadda ka hor intii aanu shabaqa ku hubsanin, ayaa ah waxa u dheer guusha koobka adduunka ee ay shacabka reer Argentina…

Jose Mourinho Iyo Sir Alex Ferguson Oo Isku Aragti Ka Noqday

Wakiilka laacibka khadka dhexe uga ciyaara Manchester United ee Paul Pogba ee Mino Raiola ayaa daboolka ka qaaday inuu dhamaaday waqtigii Old Trafford ee xiddiga reerFrance, sidaas darteedna uu toddobaadyada ka horreeya suuqa bisha January uu ka shaqayn doono sidii uu koox kale heshiis ugu saxeexi lahaa.Raiola oo Isniintii u warramayay wargeyska Talyaaniga ah ee Tuttosport ayaa waxa uu hoosta ka xariiqay in Pogba uu diyaar u yahay inuu markii labaad ka tago Manchester United oo isagoo carruur ah ay hore Juventus ugala…

These 11 meals can weaken your immune system, specialists say

This yr has proven everybody that doing every little thing you possibly can to assist your immune system is extraordinarily essential - and a key part of that's your food regimen. As many undertook to replenish meals to construct their immune methods by 2020, It is usually excellent to know which meals can weaken your immune system and trigger extra hurt in the long term, so you already know what to keep away from when you're within the grocery retailer. To assist restrict which meals you must pass over of your food regimen…

Free Pogba!! Rio Ferdinand Oo Ka Codsaday Manchester United

Halyeygii difaaca Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa sheegay in bandhig-ciyaareedkii uu muujiyey Paul Pogba ciyaartii West Ham ay u baahan tahay in si joogto uu laacibkani ugu celiyo, kooxduna ay siiso xorriyaddii iyo fagaarihii uu ku heli lahaa qaab-ciyaareedka noocaas ah.Pogba ayaa dhaliyey gool qurux badan oo uu ku barbarreeyey West Ham oo gool kala hor martay, iyaodo ciyaartiisa wanaagsanayd ay ka saacidday Red Devils inay guul soo laabasho oo 3-1 ah diiwaan-gashato.Muddo dheer oo uu ciyaar xumo iyo dhaawacyo kusoo…