AKHRISO Aragtida Ay Jamaahiirta Liverpool Baraha
Jamaahiirta kooxda Liverpool ayaa si deg-deg ah uga falceliyay in kooxdoodu ay ciyaarayso ku celiska Final-kii UEFA Champions League ee sanadkii 2018 isla markaana ay kahor tagayaan dhigooda Real Madrid oo xusuuso badan ku reebtay kulankaas.Isku aadkan ayaa ah mid keenay kulankii mudada dheer la sugayay ee u dhaxayn lahaa labada dhinac iyo waliba iska hor imaatinka hoggaamiyaha weerarka Liverpool ee Mohamed Salah iyo kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos.Kulankan ayaa ah mid imanaya wax ka yar saddex sano kaddib markii ay…