Maraykanka:- Soomaaliya waa In ay Si Deg Deg Ah U Qabataa
Antony J. Blinken hoghayaha arimaha dibada Maraykanka oo qoraal soo saaray ayaa kula taliyay Madaxda Dowladda Faderaalka iyo Dowlad-goboleedyada dalka in ay si deg deg ah u qabtaan doorashooyinka dalka.
“Mareykanku wuxuu aad uga walaacsan yahay jahwareerka doorashooyinka ee ka jira Soomaaliya, taasoo abuureysa hubanti la’aan siyaasadeed oo khatar ku ah amniga, xasilloonida, iyo horumarka dalka.” Ayaa laga lugu suxay qoraalka wasaarada arimaha dibada Maraykanka.
“Waxaan ugu baaqeynaa madaxda federaalka iyo dowladaha…