Ciidanka Itoobiya oo toogtay 4-ruux oo ay Gaari
Dhibaatooyinka rayidka ay u geysanayaan Ciidamada Federaalka ee ka amar-qaata Raysul Wasaare Abiy Ahmed ayaa kordhay, waa joogto kiisaska lasoo gudbinayo ee ka dhanka ah Shacabka ah oo ay ku lug leeyihiin Askarta Dowladda kuna sugan Ismaamulka Tigray.
Shaqaale katirsan Hay’adda dhaqaatiirta aan xuduudda lahayn ee loosoo gaabiyo MSF ayaa sheegay in ay arkeen Bas ay joojiyeen Ciidamada Federaalka, waxa ay dadka ku amreen in ay kasoo degaan, kadib waxa ay kala degeen afar ruux oo ugu dambeyn ay toogteen.
Waa dhacdo kale oo…