Waa Kuwee Xiddigaha Ugu Mushaharka Badan Premier League, Kaddib
Kevin De Bruyne ayaa heshiis cusub u saxeexay Manchester United toddobaadkan, waxaanu laba sannadood kusii kordhiyey qandaraaskiisii hore, isagoo Etihad Stadium joogi doona illaa laga gaadhayo sannadka 2025ka.Heshiiskan cusub ayaa si weyn sare ugu qaaday mushaharka uu laacibkani ka qaadanayo kooxdiisa Manchester City ee afarta sannadood ee soo socota, iyadoo uu noqonayo laacibka ugu mushaharka badan guud ahaan horyaalka Premier League.Tababare Pep Guardiola ayaa ka shaqeeyey sidii uu Kevin De Bruyne ugu sii negaan lahaa…