Isbitaalka Keysaney ayaa waxaa soo fodsaartay Amaan Daro
Muqdisho (Axadle) - Maamulka Isbitaalka Keysaney ee Magaalada Muqdisho ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan 5 jeer la dhacay Dhaqaatiirtii iyo Ambalaasyadii Isbitaalka.
Saraakiisha Isbitaalka ayaa sheegay in weerarkii ugu dambeeyay uu dhacay maalin ka hor inta aysan ambalaaska ka bixin isbitaalka oo ay la socdeen shan dhakhtar oo la socotay.
Lacag, moobeelo iyo waxyaabo kale ayaa lagala baxay dadkan. Gaariga ayaa wadada marayay waaberigii markii uu isku dayay inuu qaado qof xanuunsan oo u baahan daryeel deg deg ah.
Isbitaalka…