RASMI: Seddex Xiddig Oo Muhiim U Ah Manchester United Oo Min Hal Kulan
Tababaraha Manchester United Ole Gunnar Solskjaer waxaa ganaax kaga maqnaan doona seddex xiddig oo muhiim ah kulanka lugta labaad ee wareega sideed dhamaadka Europa League ee ay todobaadka danbe la ciyaari doonaan Granada.Tababaraha Reds ayaa arkay daafaca dhexe Harry Maguire, daafaca bidix Luke Shaw iyo xiddiga khadka dhexe Scott McTominay oo dhamaantoo calaamada jaalaha qaatay kulankii ay 2-0 ku badiyeen.Caalamadaha digniinta ay qaateen seddexda xiddig ayaa la micno ah inay ganaax ku seegayaan kulanka lugta labaad ee Old…