Guardiola: UEFA iyo FIFA Waxay Dilayaan Ciyaaryahanadda
Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa xidhiidhada kubadda cagta Adduunka ee FIFA iyo Yurub ee UEFA ku eedeeyey in ay dilayaan ciyaartoyga.Manchester City ayaa isku diyaarinaysa kulanka Borussia Dortmund ee wareegga siddeedda Champions League oo lugtiisa hore ay habeen dambe ku wada ciyaarayaan Etihad Stadium, waxaanu Pep Guardiola rajaynayaa in xilli ciyaareedkan ay u noqon doonto markii ugu horreysay ee kooxdani ay qaaddo Champions League.Laakiin waxa uu Guardiola dareensan yahay in shaqada u taalla kooxdiisu ay…