MASAR oo ‘fursaddii ugu dambeysay’ siisay Ethiopia
Qaahira (Axadle) – Kulanka ugu dambeeya ee u dhaxeeya Masar, Sudan iyo Ethiopia ee la xiriira biyo xireenka ay Ethiopia ka sameyneyso webiga Nile waa fursaddii ugu dambeysay ee heshiis lagu gaari karo kahor inta aysan Ethiopia dib u billaabin buuxinta biyo-xireenka, waxaa sidaas bayaan ay soo saartay Axaddii ku sheegtay Masar.
Kulanka ayaa Isniintii maanta kusoo geba-geboobaya magaalada Kinshasa.
“Wada-xaajoodyadan waxay ka dhigan yihiin fursaddii…