Remember Juventus 3-1 victory against Real Madrid 2018

On April 10, 2018, AS Roma shocked the world by turning a three-goal deficit against Barcelona at the Stadio Olimpico, and arranged one of the biggest comebacks in Champions League history.Many thought that an act that was dramatic or unexpected could never be repeated, but one team used the famous night as rocket fuel for their own mini-miracle.Just one night later, Juventus traveled to the Santiago Bernabeu to take on reigning European champions Real Madrid, tasked with doing the daunting job of turning around their own…

Maxaa U Sabab Ah Qilaafka Xun Ee Ka Dhex Gashay Xiddigaha Arsenal &

Mikel Arteta ayaa wajahaya naceyb sii koraya oo uga imaanaya ciyaartoydiisa kuwaasoo ka carooday in iyaga lagu eedeeayy dhibaatada Arsenal heysata bedelkii uu tababaraha qaadi lahaa mas’uuliyada.Xiddigaha waa weyn ayaa si weyn uga careysan qaabka uu tababare Arteta uga dhigay in qaab ciyaareedka xun ee kooxda ay sabab u yihiin iyaga.Wargeyska The Sun ayaa fahamsan in qaar ka mid ah ciyaartoyda kooxda ay aaminsan yihiin in tababaraha reer Spain ay wixiisa yihiin kaliya hadal balse uu ku guuldareystay inuu natiijo la taaban…

Mahad Dollar oo lagu dilay Muqdisho

Muqdisho (Axadle) - Kooxo ku hubeysnaa bastoolado ayaa maanta toogasho ku dilay sarkaal sare oo ka tirsan booliska Soomaaliya degmada Hodan ee  xafadda Sebiyaano. Sarkaalka la dilay oo lagu magacaabi jiray Gaashaanle Mahad Cali Cilmi (Mahad Dollar), ayaa lagu dilay garaash ku dhow Seybiyaano, oo ah suuq lagu iibiyo qudaarta iyo caanaha oo uu masuul ka ahaa. Ragga weerarka soo qaaday ayaa marxuumka dhowr xabadood kaga dhuftay qeybaha sare ee jirka, ugu dambeyntiina wey ku guuleysteen inay baxsadaan, inkasta oo booliska ay…

Jurgen Klopp Oo Sharaxay Sababta Rasmiga Aheyd Ee Uu Keyd U Geliyay

Jurgen Klopp ayaa sheegay in kulanka Arbacada ee Champions League ee lugta labaad ee wareega 8da ee ay la ciyaarayaan Real Madrid inuusan wax saameyn ah ku laheyn go’aankii uu kursiga keydka ku dhigay Sadio Mane kulankii shalay ay ka badiyeen kooxda Aston Villa.Xiddiga reer Senegal ayaa doormuhiim ah ka qaatay guulihii kooxda ee labadii xilli ciyaareed ee ugu danbeysay laakiin waxa uu ku guuldareystay inuu qaab ciyaareed sidaas la mid ah soo bandhigo xilli ciyaareedkan.Xaqiiqdiina 28 jirkaan wuxuu dhaliyay kaliya hal gool…

Inside the last marathon to save Somalia from collapsing

MOGADISHU, Somalia - For over nine months now, several meetings have been held in the Federal Republic of Somalia over forthcoming elections that could determine the future of the nation of Horn of Africa, which has been fighting for decades. Since 1991, there have been genuine efforts to find a lasting solution that includes the creation of both the Transitional Government and later the Federal Government, with the international community credited for these impressive gains. But the last few months have been tough for…

fish unfit for human consumption

Several fish have been found dead off the Ghanaian coast in recent days, the cause of which is unknown. In neighboring Togo, these fish are on the market in some cities near the border. The first recovered are currently seized and destroyed. as reported from Lomé, Peter Sasou DogbéThis is the meat of dolphins and smoked tuna…

Cesar Azpilicueta’s silent brilliance against Crystal Palace was the perfect West Brom answer

The story of Chelsea's 4-1 victory over Crystal Palace on Saturday was clear. With goals from Kai Havertz, Christian Pulisic and Kurt Zouma, the Blues got their four best chances on the right track after the West Brom nightmare.It can not be denied that it was probably Chelsea's best attacking performance since the arrival of Thomas Tuchel, but decisive would not have been possible without outstanding defensive work from the ever reliable Cesar Azpilicueta.Azpilicueta was excellent against Palace | Pool / Getty…

Maxay Ahaayeen Ereyadii Uu Luka Modric Ku Yidhi Gerard Pique Ee

Luka Modric iyo Gerard Pique ayaa ereyo aan wanaagsanayn isku weydaarsaday garoonka dhamaadka ciyaartii El Clasico ee Real Madrid ay 2-1 kaga badisay Barcelona.Gerard Pique oo dhaawac kasoo laabtay ayaa kaydka fadhiyey ciyaarta, waxaase uu garoonka soo galay markii uu garsooruhu yeedhiyey siidhiga dhamaadka, iyadoo uu garsooruhuna siiyey kaadh digniin ah sida uu ku sheegay warbixintii uu u gudbiyey LaLiga kaddib ciyaarta.Ka hor intii aanu Pique u dhaqaaqin dhinaca garsooraha ee uu garoonka uun soo galay, waxay iska hor…

Ronaldo Oo Beddelaya Mbappe, Liverpool Oo Dib Usoo Ceshanaysa Suarez,

Akhristeyaal, wuu xidhan yahay suuqa iibka ciyaartoydu, waxaana si rasmi ah loo furi doonaa bisha June, laakiin hadda ayay kooxuhu sii shaqaysanayaan iyagoo kala jiidanaya ciyaartoyda sida bilaashka ah lagu heli karayo iyo kuwa kale oo ay saxeexyadooda sii bislaysanayaan ka hor inta aan la gaadhin waqtiga rasmiga ah.Wargeysyada ciyaaraha ayaa si joogto ah usoo bandhiga xogta, xanta iyo dhaqdhaqaaqa suuqa, waxaananu idiinka soo xulnay qodobbadii ugu waaweynaa ee ay qoreen maanta oo Axad ah.Weeraryahanka Tottenham ee Harry…

Dibadbaxayaasha oo xiray waddooyinka magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo (Axadle) Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamo ka tirsan kuwa daraawiishta Galmudug ay gadood ka sameeyeen koonfurta magaalada Gaalkacyo ee gobolkaasi. Ciidamada oo wata gaadiidka dagaalka ayaa ka dhaqaaqay Xerada Indha Qaris, waxayna la wareegeen seddex bar koontarool oo laga soo galo magaalada Gaalkacyo. Ilo deegaanka ah ayaa inoo sheegay in ciidamada ay joojiyeen dhaq dhaqaaqii ka socday koonfurta Gaalkacyo, iyaga oo ka celinaya gawaarida…