Real Madrid 98, Barcelona 96 – Zidane Oo Burburiyay Boqortooyadii
Ka dib seddex guul oo isku xigta oo kulanka El Clasico ah, Real Madrid ayaa ugu danbeyn dhanka guulaha ka hormartay Barcelona ka dib sannado badan oo ay ka danbeysay kooxda ay xafiiltamaan.Kaliya isbuuc ka hor inta uusan Zinedine Zidane ku soo laabanin shaqada tababare ee Real Madrid, Los Blancos waxay guuldarro ka soo gaartay Barcelona horyaalka iyo Copa del Rey iyadoo uu kooxda hogaaminayay Santiago Scolari, taasoo ka dhigtay in kooxda Catalans ay badisay 96 ka mid ah 243 El Clasico oo la ciyaaray halka Real Madrid ay…