Daawo: Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka Galmudug oo u hanjabay Dubbe
Dhuusamareeb (Axadle) - Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee Galmudug oo ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka ayaa sheegay in ay dhibsadeen hadalka ka soo yeeray wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo ku dhawaaqay in shirkii Afisyooni uu burburay ka dib markii uu “fashilmay” madaxda Jubbaland iyo Puntland. . ...
Waxay ku eedeeyeen Wasiir Dubbe inuu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayo war aan wanaagsanayn, isagoo sugaya heshiis iyo war farxad leh oo ka soo baxa shir madaxeedka Afisyon.
Waxay…