Shaxda Rasmiga Ah Ee Leeds United vs Liverpool – Salah Oo Kaydka
Jurgen Klopp ayaa isbeddelo ku sameeyey safkiisa kulanka adag ee Leeds United, waxaana uu kaydka dhigay Mohamed Salah 30 ka mid ah 31kii ciyaarood ee ugu dambeeyey, waxaana booskiisa soo buuxiyey Diogo Jota oo ka garab ciyaaraya Roberto Firmino iyo Sadio Mane.Khadka dhexe ayay kusoo wada bilowdeen Thiago Alcantara, James Milner iyo Wijnaldum, laakiin xiddiga reer Brazil ee Fabinho ayaa lagu celiyey kaydka isagoo beddelay Nathaniel Phillips oo aan garoonkaba joogin, waxaanay iskaashanayaan Ozan Kabak.Dhinacyada difaaca ayay…