Boqortooyada Ingiriiska oo shaacisay qorshaha caalamiga ee Soomaaliya – Axadle
London (Axadle) - Dowladda Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday inay beesha caalamka kala shaqeyneyso qorshe mideysan oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya kadib markii loo kordhiyay waqtiga baarlamaanka iyo Farmaajo.
Xoghayaha Arimaha Dibada ee Britain James Duddridge ayaa sheegay inuu aad uga xunyahay go’aanka baarlamaanka Soomaaliya uu ku kordhiyay mudada Farmaajo labo sano.
Duddridge ayaa ku tilmaamay go’aanka mid aan kaliya xal u aheyn ismariwaaga…