YAAB: Foden Oo Xalay Cadho Kaga Baxay Kulankii Uu Xalay Kooxdiisa
Da’yarka kooxda Manchester City ee Phil Foden ayaa ahaa mid cadhaysan walow uu kooxdiisa xalay ka saaciday inay kasoo gudubto dhigeeda Borussia Dortmund oo uu gool cajiib ah kasoo dhaliyay isaga oo kasoo caawiyay inay 2-1 kusoo guuleystaan ciyaartii ka dhacday gegida Signal Iduna Park.Arrinta uu ka cadhaysnaa Foden ayaa ahayd in bartiisa Twitter-ka lasoo dhigay sawirkiisa iyo qoraal uu kusii kululaysanayo mucjisada Paris Saint-Germain oo uu ku leeyahay “Mbappe diyaar ma tahay?”Labada kooxood ayaa isku arki doona wareega afar…