Xigasho: Maxaay Qoor Qoor iyo Cali Guudlaawe uga baaqday shirkii Hawiye
Muqdisho (Axadle) - Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heshay Axadle ayaa sheegaya sababta rasmiga ah ee madaxweynayaasha maamulka Galmudug iyo HirShabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ay dibad joog uga noqdeen shirkii beelaha Hawiye, kaasoo la filayay iney ku dhawaaqan mowqifkooda ku saabsan muddo kordhinta Farmaajo.
Sida aan xogta ku helnay Qoor Qoor iyo Guudlaawe ayaa ku wargaliyey mucaaradka in ay dib ugu laaban doonaan deegaanadii ay ka yimaadeen isla markaana ay kulamo la qaadan…