CEEB WEYNAA: Daawo Muuqaalka Jamaahiirta Schalke 04 Oo Xiddigaha
Kooxda magaca weyn ku dhex leh kubadda cagta Germany ee Schalke 04 ayaa xalay kahor tagtay dhigeeda Arminia kulan go’aaminayay kasii mid ahaanshahooga horyaalka Bundesliga.Schalke 04 iyo xiddigaheeda ayaa ka warqabay kahor kulanka in haddiiba ay guuldarro kala kulmaan kooxdaas ay u dhaadhici doonaan heerka labaad markii ugu horreysay tan iyo 1988.Ugu dambayna ciyaaryii ka dhacday garoonka Bielefelder Alm, ayay kooxda martida loo ahaa guul 1-0 ah gaadhay iyadoo Schalke lagaga adkaaday goolkii uu dhaliyay Fabian…